Daawo Previous messageNext messageBack to messages Hargaysa: Bukaanka Asma Aadan Cabdi Waxay heshay Taageeradiinii

0
295

Hargeysa(Warsugannews)Asma Aadan Cabdi oo ah gabadh ka xanuunsanaysay kelyaha oo taalla xarumaha caafimaadka ee Magaalada hargaysa una baahan qalliin dhanka kelyaha ah ayaa maanta waxaa la gaadhsiiyey qadar lacageed oo ay soo bixiyeen dad muxsiniin ah oo badankoodu ku nool dalka dibadiisa.waxana lacagtaa bukaanka waalidkeed ku wareejiyey weriye Cabdimalik Muuse Coldoon oo loogu soo hagaajiyey.