Daawo Qabiilo aan weli Dabka La Shitaa Gaadhin (Xogta Dahsoon)‏

0
291

Hargeysa(WSN)Horumarkii dhanka wershadaha iyo tiknoolajiyada ee caalamku gaadhay 100 sanadood ee la soo dhaafay darteed waxaa inagu adag inaynu rumaysano inuu jiro dhul caalamkan ka mid ah oo aan ka faa’iidaysan horumarkaasi