Daawo Qisooyinka Quraanka (4) – Sheekadii Cusayr

0
374

Cusayr waxa uu maalin maalmaha ka mida is waydiiyay sida uu Allah u soo noolayn karo dadku ka dib marka ay dhintaan . Sheekadiis oo uu Allah kaga sheekeeyay Suratul Baqarah ayuu ku saabsan yahay barmaamijka afraad ee barmaaijada taxanaha ah ee aan ugu tala galay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Fadlan mar kale ka faa’idayso si aad ajarka u wadaagtana sii fidi