Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybtii 22-aad – Qisadii iyo xikmadihii ninkii xakiimka ahaa ee Luqmaan

0
378

Hargeysa(Warsugannews)Baraamijka 22aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa ninkii wanaagsanaa ee xakiimka ahaa ee Luqmaan iyo xikmadihii iyo talooyinkii uu inankiisa siiyay. Waa xikmado uu u baahanyahay qof kasta oo Muslim ah khaasatana walidiinta caruurtooda wanaaga la rabaa. Fadlan ka faa’idayso xikmadhaas siina fidi intii aad awoodo.