Qudhaanjadu waxay ka mid tahay Xasharaadka yaryar ee meelkasta oo caalamka ka tirsan laga heli karo, hadii ay ku qaniinto qudhaanjadu ha ka xanaaqin, hana u qaadanin inay waxyeelo kuu gaysatay, hana ku fekerin inaad disho, sababtoo ah qaniinyadeedu waxay kuu leedahay faa’iido waana in aad ugu mahadnaqdaa (inkastoo ilaahay leeyahay mahadnaq oo dhan).