DAAWO: Qaabkii loo Qabtay Saddaam Xuseen, (Xogta Dahsoon)‏

0
393

Waa goor hore oo subaxnimo sabti ah 13 bishii dec sanadkii 2003, waxaa la qabtay madaxweynahii hore ee Ciraaq Saddaam Xuseen iyadoo ay gacanta ku dhigeen cutub ka tirsan ciidamada marines-ka iyo kuwa gaarka ah ee Dalka Maraykanku, isagoo xiligaa Saddaam ku dhuumanayey god maqsin oo kale ah oo ku dhexyaalla beer ku taalla duleedka Magaaladii uu ku dhashay ee Tikriit