Daawo Quwadda Ciidan iyo Ta Dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga (Xogta Dahsoon)

0
319

Boqortooyada Sucuudiga waa dawlada ugu balaadhan mandaqadda bariga dhexe waxana ay dhacdaa K/galbeed qaaradda Aasiya waxayna ku daboolan tahay inta badan jasiirada carabta, masaaxadeeda dhuleedna waa 2 milion oo Km oo square ah.