Daawo Quwadda Millateri iyo Ta Dhaqaale ee Turkiga (Xogta Dahsoon)

0
774

Hargeysa(WSN)Tan iyo intii uu xukunka dalka Turkiga qabtay Rajab Dayib Ordogan, wadankaasi waxa uu noqday mid horumar balaadhan ka sameeyey dhinacyo badan, barnaamijkeenana waxaynu wax kaga ogaanaynaa quwada milateri iyo ta dhaqaale ee wadankaasi ku naaloonayo.