Daawo Sababta Ciyaaryahanka Tottanham, Dele Ali, u Bedelay magaciisii (Xogta Dahsoon)

0
339

Hargeysa(WSN)Waxaa jirtay in uu ciyaaryahanku sanadkii hore ku ciyaaray magaca qoyskooda Alli, laakiin arinta la yaabka dhalisay waxay ahayd markii uu sanadkan bedelay magacii qoyskooda ee ugu yaallay garankiisa ka dibna ku qortay magaciisa koowaad oo ah Delle.