DAAWO: Sadex Xagalka Barmuuda, (Xogta Dahsoon)‏

0
458

Hargeysa(Warsugannews)Waa mandaqad balaadhan oo uu ku daboolan yahay sadex-xagalka barmuuda taasoo ku fadhida masaafo aad u balaadhan, waxana la aaminsan yahay in sahamiyihii weynaa ee Christophar Columbos uu gooyey oo ka gudbay mandaqadaasi.