DAAWO: Shaqooyinka La Yaabka Leh ee Dunida ka Jira, (Xogta Dahsoon)

0
568

Hargeysa(Warsugannews)Shaqooyinka la yaabka leh ee aynu barnaamkeenan ku eegayno waxa ka mid ah dhadhaminta Xalwada oo ah shaqo loo qaato dadka qaarkood kuwaas oo waajibkoodu yahay inay hubiyaan dhadhanka qaybaha kala duwan ee xalwada ay shirkaduhu soo saaraan.