Daawo: Shir aan Caadi ahayn oo Golaha Wasiiradu ka Yeesheen Loolanka Xisbiga Kulmiye‏

0
357

Shir aan Caadi ahayn ayaa Waxaa Maanta Yeeshay Golaha Wasiiradda Somaliland Kaas oo uu Shir Gudoominayey Ku Simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka JSL Ayaa lagaga hadlay Hawsha u diyaar garowga Qabsoomida Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here