DAAWO Shirweynaha Qorshayaasha Heer Qaran oo ka Furmay Hargaysa‏

0
475

Magaalada Hargaysa ee caasimadda Somaliland waxaa si rasmi ah uga furmay shir balaadhan oo lagu habaynayo Qorshayaasha heer qaran,heer gobol iyo heer degmo ee Dalkan JSL laga fulin doono sanadkan 2016-ka