DAAWO: Somaliland oo Digniin kama Dambays ah u Dirtay Somalia‏

0
351

Wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cali maxamed warancadde ayaa manta shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay waxa uu kaga hadlay arimo badan oo khuseeya siyaasadda dalka, gaar ahaana farogelinta ay Somaliya ka wado xuduudaha bari ee Somaliland.