Daawo Soo dhawayntii Burco oo lagu duubay Diyaarad, taas oo muujisay qaabkii madaxweynaha reer Burco u soo dhaweeyeen

0
382

Daawo Soo dhawayntii Burco oo lagu duubay Diyaarad, taas oo muujisay qaabkii madaxweynaha reer Burco u soo dhaweeyeen

Daawo Soo dhawayn aan hore loo arag nooceeda kuna Cusub indhaha Shacbiga Somaliland iyo Muuqaalo hor leh oo aanay indhahaagu qaban kana turjumaysa bulshada Burco ee Madaxweynaha kaga hor yimid Duleedka magalaada iyo VIDEOS hawada sare iyo Dhulkaba laga duubay oo markhaati u noqday in soo dhawayntii shalay loo aqoonsado midii ugu qiimaha badnayd dalka ee reer burco u muujiyeen Madaxweynaha Qaranka iyo Weftigii safarka ku wehelinaayey.