Daawo Suldaanka Guud Ee Beelaha Bariga iyo Koonfurta Hargeysa Suldaan Cabdiraxiim Saxardiid Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis iyo Arimo Kale oo Xaasaasi ah

0
465

Daawo Suldaanka Guud Ee Beelaha Bariga iyo Koonfurta Hargeysa Suldaan Cabdiraxiim Saxardiid Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis iyo Arimo Kale oo Xaasaasi ah
Hargeysa(Warsugannews)-Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga iyo Koonfurta Hargeysa Suldaan Cabdiraxiim Saxardiid Kaahin oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu soo dhaweeyey shirka dhawaan ay beelaha Garxajis ku yeelan doonaan magaalada hargeysaisagoo isla markaasina baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhexmartay deegaanka darar weyne daawo warkan oo faahfaahsan