DAAWO: Talada Xildhibaan Jirde u diray Gobolada Bari‏

0
278

Xildhibaan Jirde Siciid oo ka tirsan Golaha Guurtiga JSL ayaa ka hadlay arimaha diiwaangelinta iyo qaadashada kaadhka cod bixiyayaasha, waxana xildhibaanku ugu baaqay guud ahaan dadweynaha Somaliland, gaar ahaana gobolada Bari inay qaataan kaadhkaasi.