Daawo Warancade oo Ka Hadlay Sababta uu u Doortay Wakiilka S.land ee Ethiopia‏

0
377

Hargeysa(WSN)Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon.

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ayaa Iftiimiyey Sababta Keentay In Loo Xusho Wakiilka Somaliland ee Dalka Ethiopia.