DAAWO: Wasiir Cukuse oo Sifeeyey Marxuum Abwaan Cali Sugulle (Dun-carbeed)‏

0
371

WASIIRKA WASAARADA WARFAAFINTA JSL Md Cabdilaahi Maxamed daahir (Cukuse) AYAA MAANTA sifeeyey MARXUUM: ABWAAN CALI SUGULE (DUN CARBEED) isla markaana ku DHAWAAQAY GUDIDA MADAXWEYNAHA JSL U MAGACAABEY AASKA QARAN EE LOO SAMAYNAYO Marxuumka