Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo Xilkii kala wareegay Wasiir ku Xigeenkii Hore
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaad Jirde “Cali Shoonbe” ayaa maanta Xilkii u kala wareejiyey Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradaas iyo Wasiir ku Xigeenka Cusub ee dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay.