Daawo Wasiiro Xukuumada ka Tirsan oo ka qayb galay Xil Wareejinta Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Iyo Weedhihii laga Yidhi‏

0
323

Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa maanta ka qayb galay Xaflad ay Xilka Kula Kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gebilay Iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolkaas oo loo bedelay Gobolka Sool