Daawo Wasiir Warancadde oo Tilmaamay Cadowga koowaad ee Somaliland

0
289

Gudiga Joogtada ah ee Golaha Guurtiga Somaliland ayaa maanta warbixin ku saabsan xaalada Dalka ka dhegaystay Wasiirka wasaaradda arimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancadde