Daawo: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Hargaysa Ku Soo Laabtay Kana Waramay Arrimo badan‏

0
404

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis oo Xubin ka ahaa Weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Waxaa Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha Qaranka,Salaadiin,Iyo Waxgarad kale.

Wasiirka ayaa Warbaahinta kula hadlay qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal International Airport ee Caasimada Hargaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here