Daawo Wasiirka Cukuse oo Booqday Abwaan Laabsaalax oo Qaliin lagu sameeyay Kana hadlay Abwaan Afgudhiye

0
627

Wasiirka Cukuse oo Booqday Abwaan Laabsaalax oo Qaliin lagu sameeyay Kana hadlay Abwaan Afgudhiye

Hargeysa(Warsugannews)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta ku booqday Cisbitaalka Gargaar Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Qalliin lagu sameeyay, Halka uu Sidoo kalena Sheegay inay ka War hayaan Xaalada Caafimaad ee Abwaan Axmed Siciid Af gudhiye oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Xanuunsanayay Magaalada Boorama