DAAWO: Weftigii Xisbiga Kulmiye oo Gaadhay Magaalada Saylac oo diiwaangelintu ka socoto‏

0
503

Magaalada Saylac, Xarunta Gobolka Salal waxaa gaadhay wefti balaadhan oo ka socda Xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbigaasi Md Muuse Biixi Cabdi ahna musharaxa jagada Madaxweynanimada ee Xisbigaasi, waxana Weftiga loo qabtay munaasabad soo dhoweyn ah iyadoo ay gobolkaasi ka socoto qaadashada kaadhka codbixiyaha Somaliland.