Daawo Xeerka Maydhista Lacagaha oo laga warbixiyey

0
353

Hargeysa(WSN)Gudoomiyaha guddi hoosaadka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cumar sanweyne ayaa golahaasi uga warbixiyey xeerka maydhitaanka lacagaha oo khuseeya hanaanka xawilaadaha lacagaha, isla markaana horyaalla golahaasi.