Daawo Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade Oo Olole Waddo Banayn Ah Ka Wada Degmada Macalin Haaruun Ee Bariga Hargeysa

0
469

Daawo Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade Oo Olole Waddo Banayn Ah Ka Wada Degmada Macalin Haaruun Ee Bariga Hargeysa

Hargeysa(WSN)-Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade oo ah Xildhibaanka Golaha Deegaanka Caasimada U Qaabilsan Degmada Gacan Libaax Iyo Macalin Haaruun ayaa maalmihii ugu danbeeyey ku hawlanaa Hawlgalo waddo banayn ah oo uu ka wada Degmada Macalin Haaruun ee laga soo doortay
Xildhibaan Maxamed Warsame Caalin Timacade oo ahaa Xildhibaankii Ugu Codka Badnaa Doorashadii Golayaasha Deeganka Somaliland ayaa inta badan lagu majeertaa inuu yahay Xildhibaan Waxqabad oo si fiican ugu adeega Bulshadii soo dooratay isagoo isla markaasina Bulshada ugu shaqeeya hanaan hufan oo cadaaladeed