Daawo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Maxuu ka Yidhi Diiwaangelinta Codbixiyaha?‏

0
325

Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah Gudoomiyaha gudiga arimaha bulshada ee Golaha wakiilada JSl ayaa ka hadlay doorka laga doonayo inay Goboladacusub ka qaataan diiwaangelinta codbixiyaha, baaqna u diray Xisbiyada qaranka.