Daawo Xogo Ku Saabsan Shaqooyinka Bankiyada (Xogta Dahsoon)

0
444

Hargeysa(WSN)qarnigii 11 ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd markii ay dalka talyaanigu noqdeen xarunta ganacsiga reer yurub iyadoo xudduna u noqotay wax is dhaafsigii badeecadihii meelo badan oo dunida ah ka kala imanayey, xiligaana waxa caqavbado ka yimaadeen dhanka is fahamka lacagaha.