Daawo Xulka Somaliland u Matalaya Tartanka Kubada Cagta ee Waddamada aan la aqoonsan oo Ciyaartoodii 1aad Yeeshay

0
319

Xulka Kubadda Cagta Somaliland ee Ka qaybgalaaya Koobka Wadamadda Aan La Aqoonsan Ee Abkhaasiya Ayaa Maanta Yeelnaaya Ciyaartoodii Kowaad, Xubno Kamida Ciyaar Touga Ayaa Waraysi Siiyay Wakaaladda Wararka SOLNA.

Sakeriye Axmed Muxumed Ayaa Waraystay Maxamud Cabdi Xasan (Goofiindhe) Oo Ka Mida Ciyaartoyga Somaliland uga qayb galay Tartankaasi waxana uu waraysigaasi u dhacay sidan.