Daawo: Xuska ABWAAN GAARIYE ee Dugsiyada Sare ee Hargaysa

0
509

Akademiga Horumarinta Afka iyo Suugaanta ee Gaarriye ayaa soo qabanqaabiyey xuska sanadguuradii sadexaad ee Abwaan Gaarriye, waxaana sanadkan xuska loo gaar yeelay Dugsiyada sare ee Caasimada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here