Dawlada Hoose oo uu hogaaminaayo maayr Soltelco oo qaaday Talaabadkii koowaad ee Qurxinta Wadooyinka Caasimada + Wasiiro Kormeeray Wersheda iyo Shaqada ka socota halkaasi + Sawiro

0
409

Hargeysa (WSN):- Wasiirada arrimaha gudaha , Wasiirka Warshadaha iyo Maaliyada Somaliland, ayaa booqday bilawga wadooyinka casriga ah ee Dawladda hoose ee Hargaysa ka hirgalinayso Caasimadda, kuwaas oo tii ugu horeysay ee lagu dhisaayo qalabka cusub ee ay dawladda hoose soo iibsatay laga bilaabay buurta kala jeexaan oo gabi ahaanba wadadeedu burbur laxaad lihi soo gaadhay.

w

w1

w2

w3

w5

w6

w44