Dhammaan madaxda, siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta kor ku xusani waxay tacsi u dirayaan Marxuum Cali Aw Cigaal (Cali Aspima) oo galabta ku geeriyooday magaalada Burco

0
286

 

TACSI:

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Suldaan Shariif Batuun

Dr. Axmed Saleebaan Jaamac (Dr. Shiine)

Axmed Siciid Cige

Xasan X. Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne)

Cabdalle Maxamed Carab (Sandheere)

Aadan Cismaan Xarbi

Axmed Ciise Cawaale

Cabdi Jaamac Ducaale (Cabdi Musbaar)

Keyse Cismaan (Keyse Bushaaro)

Cabdilaahi Aw Maxamed Cabdiraxmaan ( Awal Bari)

Cismaan Ciise Cawaale

Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin)

Dr. Axmed Haybe Warsame

Siciid Aadan Diriye

Maxamed Saxardiid Raage

Yuusuf Daahir Axmed

Mahdi Jaamac Xirsi

Nasir yussuf Dahir

Dhammaan madaxda, siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta kor ku xusani waxay tacsi u dirayaan Marxuum Cali Aw Cigaal (Cali Aspima) oo galabta ku geeriyooday magaalada Burco ee Gobolka Togdheer oo ka mid ahaa waxgaradka magaalada Burco oo qayb weyn ka soo qaatay nabadda iyo hirgelinta dowladnimada Somaliland laga soo bilaabo 1991. dowladii soomaaliya wuxuu ka mid ahaa madaxdii wakaaladii soo dejinta daawooyinka ee Aspima.

Sidoo kale waxay tacsi u dirayaan xaaskiisii, caruurtiisii, iyo guud ahaa ehelka iyo asaxaabta, ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana janadii fardoosa ha geeyo .. Aamiin Aamin Aaamin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here