Dhiiri galinta maxakamada sarew iyo garsoorka ,cadaalada iyo xukuumada Jamhuuriyada Somaliland

0
341

Maqaal:- Dhiiri galinta maxakamada sarew iyo garsoorka ,cadaalada iyo xukuumada Jamhuuriyada Somaliland

Anigoo ku hadlaya afka dhalin yarada shacabka Somaliland waxaan hambalyo bogaadin iyo duco iskugu jirta udirayaa .

1: xukuumada uu madexweynuhu uu hormoodka ka yahay
2: gudoomiyaha maxakamada sare garyaqaan Aadan XAji cali
3: xeer ilaaliyaha guud
4: garsoorka
5: bahda cadaalada
Waxaan leeyahay wax umada muslimiinta ay ku faraxdo waxaad soo noolaatay qaybtii cadaalada iyo garsoorka waxaan leenahay noolaatay iyada diiladii laxashka oo in muda gaadha lix bilood ay dar dar ka muuqato .
Waxaan leeyahay cidna ha u daba fadhiisanina wixii xaqa ee kitaabka iyo sharcigu ina farayo waana ku sax san tihiin in aan iska diidaan waxan la idinla hoos cararayo ee baadil ah waanan idinku bogaadinaynaa in aad halkaa ka sii wadaan oo aydaan dib u sonoqon ilaahayn a wuu idinka abaal marini.

Waxaan ognahay in maxakamadu ay soo martay marxaldo adag ilaahayn mar uun buu nin u soo saaro wlaigeedba ha laga codow maanta maalin ay ka fiicna tahay ma jirto alxamdulaahi calaa kuli xaal .

Hadii aan soo qaadano gudoomiyaha maxakamada sare mudadii uu xilka hayey waxa u qabsoomay in ka mida
Madaxweynuhu wuxuu magaacabay marka taariikhdu ahayd 24/05/2015 Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed waxaanu ku dhaariyey xafiiskiisa madaxweynuhu .

Waxana lahorgeeyey Golaha baarlamaanka waxayna ansixyeen taariikhdu markay ahayd 03/06/2015 .
Gudoomiyhu wxuu xilka kala wareegay garyaqaan Yuusuf Ismaaciil Cali taarikhdu markay ahayd 08/06/2015.
Mudada lix bilood laga joogo hadii aan wax yar ka soo qaadano waxa kamid
1: Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Oo Soo Bandhigay Dirays Loogu Tala Galay Bahda Garsoorka Xiliga Shaqada Ay Ku Jiraan
2: garyaqaan Aadan Xaaji Cali Oo Kulankaasi Lagu Tayeynaayo Garsoorka Dalka Si Rasmi Ah U Furay Waxaanu Gudoomiyaha Maxkamada Sare Yidhi Sidan
Marka Hore Gudoomiyaha Bahda Cadaalada Waan Salaamayaa ,Idinkana Fursad Ayey Idiin Tahay Qofka Ugu Hooseeya Iyo Kan U Sareeya Waa In Aad Waxbarataan,Cilmiguna Ma Dhamaado,Maalin Walba Dambiilayaashu Xeelad Casriya Ayey La Yimaadaan,Markaasi In Xeeladooda Iyo Tabtooda La Idin Baro Waa Qayb Ka Mid Aha Garsoorka ,Waana Uu Ka Duwan Yahay Tabobarada Kale Ee La Bixiyo.

3: Garyaqaan Aadan xaji cali waxaa kale ugu wyn oolagu xusi doon oo uu fuliyey xukun noociisa maxakamada hore ugu dhicin oo markhaati beenaale kaas oo uu isugu daray xadhig ganaax lacageed.
Waxaa mahad leh ilaahay suuta galiyey waxyaabaha aan kor kusoo sheegay oo dhan iyo in ka badan oo aan halkan ku sheegin oo dhima .

Waxaan ilaahay kaaga baryayaa in ilaahay ku xafidu if iyo aakharian aad ku noolato cisi iyo sharaf allena ha kugu asturo xilkaa aad maanta hayso.

Waxaana bulshada u sheegaya oo la moodi doona in aan wax yar oo mashruuca ka soo qatay walaahi dadka iskama naqaan oo waxaan ugu ducaynayaa sida uu bulshada ugu hagar baxayo ninkasta oo wadanka wax u qabaty duco ayuu nagu leeyahay anagoo maalinba ninka wadanka iyo bulshada wax gashaday aan soo qaadan doono wa bilaahi tawfiiq asalaamu caykum waraxamatu laahi wabarakaatu mahad sanidiin

ALLAA MAHAD LEH

Waxaa qoray Cabdikariim Hussein Iidle
Tel:0634442220
Email:cabdikariim444@gmail.com