Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan Wadahalada ayaa si kulul u cambaaraysay faalada uu ka bixiyay Ergayga Somaaliya u qaabilsan Wadahaladu heshiiskii ay Addis Ababa ku saxeexeen shalay Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliand iyo Raisal Wasaaraha Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka Ethiopia.

0
52