Ex-wasiir Xirsi Cali Xaasji Xasan oo Shacbiga iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Maxamuud Caydiid Lafcambe ka tacsiyadeeyey

0
453

Ex-wasiir Xirsi Cali Xaasji Xasan oo Shacbiga iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuum Maxamuud Caydiid Lafcambe ka tacsiyadeeyey
Inaa Lilaahi wa inaa illeyhi Raajucuun
++++++++++++++++++++++++++++
Waxaan tacsi tiiraanyo badan u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaanba qaranka JSL oo uu Allaha u Naxariistee maanta ka baxay Marxuum Maxamuud Caydiid Lafcambe.
Marxuumku wuxuu ahaa Saaxiibkay, wuxuuna ahaa Qof aad u qiimo badan, illaahay sharaf ku manaystay, oo aad agtayda ugu qaali ahaa.
Marxuumka waxaan waxaan Illaahay u waydiinayaa Naxariis iyo dembi dhaaf badan sidoo kale qoyskii, qaraabadii, ehelkii , asxaabtii iyo guud ahaanba qaranka JSL-na waxaan Illaahay u waydiinayaa Samir iyo bedel.
إنا لله وإنا إليه راجعون