faroole-hadaa-igu-mashquushaan-waxaa-dhici-karta-in-aan-anigana-idin-ku-mashquulo-

0
347

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole oo shalay gaaray magaalada Garoowe islamarkaana si diirran loogu soo dhaweeyay halkaas ayaa shir jaraa`id kaga warbixiyay ujeedka safarkiisa, isagoona farriin u dilay xukuumadda Puntland madaxweyne Cabdiweli Gaas oo ay xurguf siyaasadeed ka dhaxeyso.