FILASHO WACAN: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga‏

0
508

Muuqaalkan koobani wuxuu hordhac u yahay isla markaana uu dhadhamo u yahay film documentary oo hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”. Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). filasho wacan.