Flydubai waxay shaaca ka qaadeysaa guul afar sannoo-kaaamil ah iyo Tiradda rakaabka oo kordhay 25%

0
313

Flydubai waxay shaaca ka qaadeysaa guul afar sannoo-kaaamil ah iyo Tiradda rakaabka oo kordhay 25%
Diyaaradda heerka horumarkeeda o kobcay
· Shaaca ka qaadeysaa Natiijooyinkii iyo Warbixinaddii sannadeedkii faa’idooyin 2015 ee AED 100.7 milyoon (USD 27.4 milyoon)
· Wadarta daqli waa AED 4.9 Bilyan (USD 1.33 Bilyan) ee muddo 12-bilood ah
· Diyaaradda waxay qaaday 9.04 milyan rakaab iskugudubka isku xirkeeda
· Koror ah 1.8 milyan rakaab marka loo barbar dhigo 2014; koror wanaagsan oo ah 25%
· Wadar ah 81,530 duulimaad ayay duushay muddo sannad ah Qeybta isku celceliska masaafadda waa 1,6664 kms baaxad qariiradeed

Dubai, Midowga Imaaradka Carabta, 10 Feberaayo 2016: flydubai waxay maanta ka warbixineysaa faa’idooyinka AED 100.7 (USD 27.4 milyan) ee 2015 taasoo ku xigta nuska labaad ee sannadka kaasoo la kulmay korortirooyin rakaab ee ku socdaalaaya daafaha iskuxirkeeda.

Wadarta daqli ee sannad kaamil ah waa AED 4.9 bilyan (USD 1.33 bilyan), koror ah 11% marka loo barbar dhigo 2014. Wax soo saarka guud, marka loo eego daqliga rakaab kasta buuxiyay kiiloomitirkiiba (RPKM), loo cabiraayay qiimeynta xooga doolarka; xiiso gelinta dabeecad ka ganacsiga ee daafaha iskuxirka; hakashooyin dhaxalsiisay duulimaadyadda la joojiyay ee qadadkii la sameeyay iyo tiro aad u weyn ee qadad oo goor dhaw la furay lehna waqtiga loo baahan yahay in lagaaro weyninkiisa.

Mudane Sheikh Ahmed bin Saeed Al Maktoum, Gudoomiyaha flydubai, wuxuu yiri: “2015 waa sannad aad ugu muhiimsan flydubai. Waxay aheyd sannad lahaa isku day iyo xil iska saarid aan sii wadnay si aan u ogaano hadafkeena sii kordhinta iskuxirnaanshaha taageeridda horumarka dhaqaalaha ee UAE.

Sannadka wuxuu ku soo gabagaboobay labo gaaritaan: gudbinteena 50th diyaarado; iyo faa’idadeena afartii sanno oo buuxda.”

Ghaith Al Ghaith, Sarkaalka Maareynta Maamulka (CEO) eeflydubai, wuxuu ku daray: “guud ahaan ka ganacsiga dabeecadda waxay ahaaneysaa mid xiiso gelin badan laakiin waxaan xakameynay kobcidda iyo sannadkoo ku dhamaaday si wanaagsan. Xoojinteena kobaca rakaab ee 30%, marka loo eeg RPKM, waxay cadeyneysaa baahidda socdaal gudaha diirad saaridda qariiradeena; codsiga sii wadida Dubai joogsiga ugu dambeeya; iyo caan ahaanshaha adeegyadeena.”

Soo gudbinta qiimaha

Soo gudbin xoog leh nuska labaad ee sannadka wuxuu laba jibaaray awoodda agaasinka qiimaha waxay dhaxalsiisay dhammaad wanaagsan ee sannadka.

Qiimaha shidaal oo hoos u dhacayn30.3% qiimaha hawlgalka ka faa’iday sicirka shidaal ee hooseeya 59% qiimaha shidaalka ee aan ku dhaweyn. Flydubai xariijinteeda qorshaha ku xeeran shidaal firfircoon, 16% ee shidaalka loo baahan yahay 24 bilood ee xigga ayaa haddaba ku xeeran. Tani waxay siineysaa heer hubaal ah iyo illaalin qiimaheeda shidaal bixinta isbedeledda sicirradda shidaalka.

EBITDAR waxay in yari hoos u dhigtay marka loo barbardhigo sannadkii hore, laakiin ahaaneysaa 20.5% daqli ah.

Xiridda lacagta cadaanka ah iyo caddaanka u dhigma booskiisa, marka lagu daro qarsha bixinaddii la bixiyay ee soo gudbin diyaarado mustaqbalka, waxaa xoojineysaa AED 2.4 bilyan.

Ghaith Al Ghaith, CEO ee flydubai, wuxuu faalo ka bixiyay flydubai soo gudbinta qiimaha, wuxuuna yiri: “Aasaaska ugu adag ee aan dhignay markii shirkad diyaaradda la furaayay waxay xaqiijineysaa inaan nahay kuwa ku haboon ee si dhaqso leh ugu jawaaba maareynta caqabadaha dabeecadda dhaqaale-bulsho, nidaam illaalin ku dheehan, labadaba muddada dhaw iyo tan fog.”

Soo gudbinta hawlgalladda

Diyaar u ahaanta ganacsiyadda: Heerka Ganacsiga waxaa la soo bandhigay 17 qadda cusub 2015 oo ka wakiil ah 87% ee dhammaan ka dhoofayaasha Dubai.

Flydubai waxay aragtay tiradda rakaabka ee iska gudubka iskuxirkeeda kuwaasoo ku socdaalaaya heerka Ganacsiga 72% marka loo barbardhigo 2014.

Baahidda ugu sareya waxay ka timid Afrika waxx ku xiga qaarad hoosaadka Bariga Dhexe, faahfaahinaayana baahida heerka ganacsiga socdaalka hawo, qaasatan suuqyadda aanan laheyn fursaddo adeegaan ka hor.

Baahidda adeegani xittaa wuxuu muujinayaa kaalinta UAE ay kaga jirto caalami ahaan bartamaha aqoonsi ee ganacsi iyo xirfad.

Gaarsiinta baahidda ee qeybinteeda labaad: bilowga flydubai howlgaladeeda cusub ee Al Maktoum Caalamiga-Dubai Bartamaha Dunidda wuxuu arkay adeegyadda in laga heli karo Amman, Beirut, Doha, Kathmandu iyo Kuwait halka ay duulimaadyadaani ee goobahaan fariisimadooda ka sii soconeyso inay ka helaan Caalamiga Dubai. Adeegyadda waxay bilowdeen 25 Oktoobar muddadii bilowgii 10ka usbuuccoodna ee hawlgalladda rakaabyadda lagu soo dhaweeyay xulashada iyo kalsoonida ay bixisay garoonka diyaaradaha ee cusub Al Maktoum Bartamaha Dunida Caalamiga Dubai sii wadid u gudbinta rakaabka daafaha Dubai fursaddo sii kordhaaya ee socdaal.

Abuurista ganacsi xor ah ee socda: sii korhinta fursad u helidda suuqyaddii hore ee adeegooda hooseeyay ayaa ka faa’iday daqliga xamuulka kaasoo ahaanaya mid xoogan, soo gudbin koror ah 28.4% ee 40,441 tanyaal ayaa la qaaday muddadii sannadka ahaa.

Sii kordhinta kaalmo bixinta dhaqliga dheeriga ah: sii wadidda soo bandigid xoogan ee iibsiga raacista marka la raaciyo madadaaladda, cunnadda, kuraasta xulka, fiirinta ggunnada xamuulka, kireysiga gaari, hotel u qabashada, ceymiska socdaalka iyo adeegyadda fududeynta fiisaha waxaa ku iirisay 15.1% oo daqli ah. U soo bandhigidda farsamo casriyeedka cusub waxay bixisay debacsanaan dheeri ah iyo fursaddo ku kordhinta iibsiga.

Kobcidda waayo aragnimo iyo hibo u lahaanta: Taageeridda ee kobaca hawlfuliyaasha tiradda shaqaalaha flydubai kor u kacday wadar ah 3,393 marka la raaciyo 658 duuliyayaal, 1,435 shaqaalaha gudaha diyaaradda iyo farsamo yaqaano ka soo jeeda 114 dhalashadood. Tani waxay muujineysaa fursadda abuuridda furista suuqyaddii hore looga hawl gelin awoodda flydubaina waa soo jiidashadda qaar ka mid ah kuwa ugu wanaagsan xirfada ee bahda duulimaadyadda.

Dhageysiga macaamiisheena: flydubai baaritaan dadka saaran way sii wadeysaa gudbinta diyaarad keli ah muuqaalkeeda horumarineyso barashadda socdaalka. Warcelinta baaritaanka dadka saaran wuxuu ka yimid 230,016 rakaab iyo daboolid 36 bar degitaan. flydubai waxay dulmareysaa qiimeyneysaana xogta usbuuc ku saleysan una isticmaalaan dayactirka guud ee diyaaradda. Rayigaan wuxuu sii qeexayaa u heelanaanta ka dhigista waayo-aragnimada macaamiisha bartanka hawlgalladeeda.

Abuuridda isku xiryo rasmi ah: flydubai’s qorshaheeda waa taageeridda hadafka dowladda si ay uu abuurto xarun la aqoonsanyahay oo caalami ah ee ganacsiga iyo dalxiisayaasha arkeen:

· flydubai waxay soo bandhigtay 18 safar dhamaad marka lagu daro Asmara, Astana, Chennai, Gizan, Jouf, Quetta iyo Shiraz.

· Kororka ganacsiga iyo socdaalka raaco ee u dhaxeeya KSA iyo UAE waxay kaalin ka qaadatay flydubai kobac suuq 26%. Flydubai u heelanaanteeda furista isku xiryo hawo tooska ah ee u dhaxeeya KSA garoono goboleedkaniyo Dubai waxay aragtay tirada duulimaadyadda kordhay 29% markaa la raaciyo bilowga duulimaadkii caalami ee ugu horeeyay kana yimid garoonka Jouf.

· flydubai’s si buuxda isku xirtaa gees ka gees GCC ( marka la raaciyo Bahrain, Kuwait, Qatar and Oman) waxay aragtay kobaca tiradda rakaabka 18%.

· Tirooyinka rakaabka laga bilaabo 14 dhibcood Bariga dhexe (marka la raaciyo Jordan iyo Lebanon) kobcay 37%.

· Baahida socdaal ee u dhaxeysa India iyo UAE wuu sii xoogeysanaa. flydubai waxay xisaabtay 15% ee wadrata kobaca rakaabka kaasoo u taagan 4.5% ee guud ahaan suuqa. Bishii Maarso, Chennai 8th wuxuu tilmaamay nidaam hawleedka India dhexdeeda seddex duulimaad usbuuciiba.

· 11 barood oo Yurub iyo 9 barood oo Raashiya rakaabka tirada flydubai wuxuu kobcay 14% gees ka gees suuqyadaan si kastaba ha ahaatee tirooyinka rakaabka u dhaxeeya Raashka iyo Dubai wuxuu hoos ugu dhacay 22% taasoo muujineysa xaaladda dhaqaale ee hadda jiro.

· Tirooyinka rakaab ee kaimaanaya Caucasus wuxuu kobcay 21% iyo Bartamaha Asia 15%.

· Bilowgii duulimaadyadda ee Quetta iyo Faisalabad waxay arkeen nidaam hawleedka Pakistan wuxuu kordhay illaa iyo shan barood iyo 77% koror tirooyin rakaab waxay ku biirineysaa guud ahaan kobaca suuqa 12%.

Illaa waqtigii la furay, flydubai waxay furtay 59 dhamaad socdaal nidaamyadeeda hawleed kuwaasoo horay aan looga hawlgelin ama aan laheyn isku xir dulimaad toos ah ee Dubai. 2015 waxay aragtay flydubai kororka isku xirka ay yaboohday duulimaadka Dubai waxayna ku biirisay 29% ee wadarta koror rakaabka isticmaalaay garoonadda Dubai.

Horumarinta casriyeynta iyo hawlgal ku filan: flydubai waxay qaaday soo gudbinta todobo diyaarado cusub muddadii 2015 kuwaasoo raacsan 50th diyaarad, habeynta gudbintii ugu dambeysay diyaaraddii ugu horeysay laga dalbay Farnborough Dhoola-tus diyaaradeedkii 2008. Diyaaraddo isticmaalka wuxuu ahaa 13.6 saacado isku jira leh warshad-hageysa diiwaangelinta ah 99.77% fariin farsamo leysku haleyn karo.

Ghaith Al Ghaith, CEO ee flydubai, wuxuu faalo ka bixiyay flydubai soo gudbinta hawlgalkeeda, wuxuuna yiri: “Waxaan diiradda saarnay fursadaha kororka ee Dubai iyo mudaddii labada sannadood ee ugu dambeysaywaxaan furnay 41 qadad cusub. Taageeradda ee qorshooyinkeena fidsan, waxaan sii wadnay inaan abuurno baahida socdaalka isla markaasna ku ahaaneynaa ku filnaansho hawlgalyadeena iyo la kulanka baahida rakaabkeena.”

Aragtida

Laga bilaabo Maajo, flydubai waxaay qaadi soo gudbin 16 diyaarado cusub 24 bilood ee xigga. Tani waxaa raacsan shan Boeing 737 MAX 8 diyaaradood oo cusub kuwaasoo imaan doono nuska labaad ee 2017. Xariijinta qorshaheeda ahaanshaha da’yari iyo ku filnaan hawl fulineed diyaaradahaani waxaay caawini doonaan flydubai sii wadideeda kobac sidoo kale bedelidda qaar ka mid ah diyaaradihii asalka ee hawlfulinta. Muddadii waqtigan, todobo diyaaraddood ayaa shaqaadda ka fariisanaaya.

Sii waddidda diirad saaridda horumarinta qarashaka iyo dadaalka lagu kordhinaayo ku filnaanshaha ayaa laga filaa inay ku biiriso keyd qarash dheeri ah ee shirkadda diyaaradaha.

Shirkadda diyaaradaha nidaamka qadka hawlgalkeeda wuu sii soconayaa sii xoojinta sida ay u aragto dhammaan 41 qadadka cusub ee la furay labaddii sannadood ee ugu dambeeyay. Flydubai waxay leedahay nidaam hawlgal ee 89 baro socdaal hakasho 43 waddamood.

Ghaith Al Ghaith, CEO ee flydubai wuxuu faalo ka bixiyay sannadka soo socda, wuxuuna yiri: “Nidaamka hawlgalkeena wuu qaangaarayaa sidaas darteeda anagana waan sii wadeynaa inaan la socono awoodda iyo dib ugguu laabashadda qadadka jira sidoo kale kuwa cusub. Asagoo ka jawaabaaya bedelka dabeecadeed, loo tixgelinaayo, habeyn isla eg iyo maareyn ayaa loo baahan doonaa. Taxadirkeena aragti waxayy caawin doontaa flydubai ina ahaato boos wanaagsan oo aya kaga faa’ideysaneyso fursadaha ee baaxadda duulimaadyadeena iyo sii wadidda xafidsanaanta kobaca qadadkeena duulimaad.”

Multimedia content

Download logo
Image: CEO of flydubai, Ghaith Al Ghaith
Image: flydubai Business Class Cabin
Image: flydubai aircraft
Image: flydubai Boeing 737-800 NG Aircraft
Document: flydubai Route Map (February 2016)
-Dhamaad-

Ku saabsan flydubai:

Flydubai oo saldhigeedu yahay Dubai waxay isku dayeysaa inay ka leexiso xadddadka ee socdaalka waxayn kor u qaadeysaa iskuxieyadda u dhaxeeya kal duwanaanshaha dhaqan ee gees ka gees waa sii fidsanka nidaam hawlgalgeeda.Illaa iyo waqtigii la furay hawlgalladeeda 2009, flydubai waxay laheyd:

· Abuuridda nidaam hawlgal oo gaaraaya 90 goobo socdaal dhamaadyo, leh 18 qadad cusubla furay 2015.

· LA furay illaa iyo 59 qadad cusub kuwaasoon horaan u laheyn isku xiryo duulimaad diyaaradeed ee Dubai ama aan ka hawl gelin UAE xamuulka qaranka ee Dubai.

· Waxaa la dhisay hawlfuliyayaal ah 50 da’da cusub ee xigta Boeing 737-800 diyaarad wayna soo gudbin doontaa in ka badan 100 diyaarado Boieng ah dhammaadka 2023.

Intaas waxaa dheer, flydubai si dhaqso leh iyo dhexdhexaadnimo sidii shirkad diyaaro oo da’ yar waxay kor u qaadeysaa horumarinta dhaqaalaha, iyadoo la xiriirsan dowladda Dubai hadafkeeda, iyadoo abuureysa ganacsi iyo dalxiis ku soconaaya suuqyaddii hore aan looga howlgalin. Macluumaad dheeri ah ee ku saabsan adeegyadda flydubai , Fadlan booqo flydubai.com.

Macluumaad dheeri ah , Fadlan la soo xiriir :

Houda Al Kaissi, Xirfadle Xiriirada Dadweynaha, flydubai (+971) 56 683 0336; Email: houda.alkaissi@flydubai.com

Kareem Mahjoub, Sarkaalka War baahinta, flydubai: (+971) 55 635 6196; Email: kareem.mahjoub@flydubai.com