FOOL KA FOOL: Messi Iyo Ronaldo Oo Kala Wadanaya Xiddigaha Bidix Iyo Midigta Ku Kala Ciyaara

0
899

FOOL KA FOOL: Messi Iyo Ronaldo Oo Kala Wadanaya Xiddigaha Bidix Iyo Midigta Ku Kala Ciyaara

Xiddigaha Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo waxaan ognahay maanta adduunkan aan ku nool nahay marka la yidhaahdo kubad cag iyagaa gacan loogu taagayaa, maxaa yeelay iyaga uun ayaa kala qaata laacibka sannadka adduunka ee FIFA sannadihii ugu dambeeyay.

Sida aan filayo aqoon buuxda ayaad u leedahay ragan, Messi waxa uu ku ciyaaraa lugta bidix halka Ronaldo uu ku ciyaaro lugta midig. Haddaba waxaan halkan ku soo qaadanaynaa xiddigaha lugta bidix ku ciyaara oo 11 xiddig ah oo Messi lagu darray iyo 11 xiddig oo midig ku ciyaara oo Ronaldo lagu darray maadaama uu lugtaas ku xamaasho, caqligaaga cabiroo kooxdee ayaa kula wanaagsan.

Daraasada ayaa hore u sheegtay xiddigaha lugta bidix ku ciyaara inay hibo ay u leeyihiin kubadda cagta. Haddiiba ay dhacdo in sidan loo kala ciyaaro yay kula tahay inay guuleysan karaan, wallee anniga afkiiba juuqda gabayoo waanba ku yabaalay kooxahan labada ah, ee idinkaan idiin daynayaa.

Kooxda Bidixlayaasha ah ee Messi uu hogaaminayo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here