Guddida Sicir Bararka oo la kulmay Galabta Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland

0
318
????????????????????????????????????

Guddida Sicir Bararka oo la kulmay Galabta Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland.

 

HARGEYSA (Warsugannews) 21.12.2015 Shirkan oo daba socda shirar dhawra oo ay guddidu hore ula kulmeen qaybo kala duduwn ayaa galabta lagu la faguray arrimo xambaarsan talooyin iyo tusaaleyaalba, iyadoo halkaasi la isku dhaafsaday afkaaro duluc iyo micno u yeelidoona go’aamada la filayo inay ka soo baxaan shirarka danbe marka ay guddidu dhamaysato, kulamadan is xogwaraysiga iyo talooyinka ah ee sida hamsamida iyo wanaagu ku dheehan yahay uga socda qasriga madaxtooyada gadhwadeena ka yahay madaxweyne ku xigeenku ahna gudoomiyaha Guddida, kuna wehelinayaan masuuliyiinta Baanka dhexe, iyo Xubnaha gudida oo wasiiro u badan.

 

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Kulankan maanta ayaa kaga duwanaa kuwii hore arrimo dhawra oo ay ugu muhiimsan yihiin in Guddida Dhaqaalaha ee Wakiiladu ay hore iyagu isugu dayeen arrintan xogo-dheeraadana ay ka hayeen una gudbiyeen guddida madaxweynuhu u saaray sicir bararka ee hada ku hawlan arrintaa.

 

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

 

 

Ugu danbayn waxa shirkaasi ku soo dhamaaday jewi wanaagsan iyo Isfahan lagu gorfeeyey arrimo muhiima.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????