Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharaxa Xisbiga ayaa Magacaabay Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolada Togdheer iyo Gabiley

0
442

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharaxa Xisbiga ayaa Magacaabay Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolada Togdheer iyo Gabiley

Hargeysa(Warsugannews)Ku: Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer
Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.

Kadib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Togdheer.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Togdheer, laga bilaabo maanta oo bishu tahay June 29, 2016:

1. Xasan Cabdillaahi Axmed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Xisbiga Kulmiye
2. Siciid Xaashi Yuusuf – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-Ku-xigeenka Koowaad ee xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
3. Jaamac Ibraahim Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
4. Cabdillaahi Ibraahim Xujaale – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
5. Baashe Cismaan Xirsi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
6. Abokor Carab Ileeye – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
7. Nasra Maxamed Yuusuf – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
8. Ciise Aadan Abokor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigalinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
9. Xasan Maxamuud Maxamed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
10. Jaamac Cabdi Xassan – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Laamaha Xisbiga Kulmiye ee Goboka Togdheer.
11. Yuusuf Maxamed Cariish – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
12. Cawil Daahir Cabdille – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
13. Cabdixakiim Axmed koor – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer.
14. Sahal Muuse Faarah – Xubin
15. Axmed Maxamuud Saleebaan – Xubin
16. Cabdiqani Mahdi Jaamac – Xubin
17. Abokor Bile Isxaaq – Xubin

Gobolka Gabiley

Ku: Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley
Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley.

Kadib markii aan shirar iyo wada-tashiyo ka yeeshay dhammaystirka Guddida Fulinta ee Gobolka Gabiley.

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddida Fulinta ee heer Gobol u leedahay habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Gabiley, laga bilaabo maanta oo bishu tahay June 29, 2016:

1. Axmed Maxamuud Shirwac – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

2. Buraale Mawliid Aw Abdi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

3. Mursal Maxamed Odawaa – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

4. Muumin Daahir Kaahin – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

5. Saado Yuusuf Xuseen – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.

6. Cabdi Cali Cilmi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
7. Cismaan Muxumed Xuseen (Gees) – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda Iyo Nabadgelyada Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
8. Iid Cabdiraxmaan Sh. Cabdillaahi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa xidhiidhka Laamaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
9. Nimco Maxamuud Daa’uud – In maanta laga bilaabo ay ahaato Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Gabiley ee Xisbiga Kulmiye.
10. Maxamed Xasan Maxamuud ( Ina Xasan Canjeex) – Xubin
11. Sh. Mahdi Muxumed Guuleed – Xubin
12. Mustafe Xaaji Maxamuud Cabsiiye – Xubin
13. Sahra Cabdillahi Sheedaal – Xubin
14. Cabdirisaaq Sh. Aadan Cali – Xubin
15. Cabdisalaan Cumar Warsame – Xubin
16. Buux Maxamed Xaaji Aadan – Xubin
17. Aw Yuusuf Axmed Xasan – Xubin