Guurka casriga ah oo la dhaliilay

0
386

waaxa qoryay yaasir br

Horumarka dunida maanta ay ku tallaabsatay ayaa waxbadan ka bedelay qaab noolaleedka bulshooyinka.
Tusaale ahaan waxaa isbedel ballaaran uu ku yimid qeybo ka mid ah dhaqanka Soomaalida, gaar ahaan qaabka xilliyadii hore loo guursan jirin.
Waxaa hadda adag in la arko gabar magaalo ku nool oo meherkeeda ka dhigaysa qaalmo geel ah.
Soomaali badan oo usoo joogay qaabkii hore ee gabdhaha loo guursan jiray ayaa sheega in uu waxbadan kaga wanaagsanaa kan casriga ah.
Waxaa dadkaasi la mid ah Xadiyo Xirsi oo sheegtay in qaar ka mid ah gabdhaheeda loo guursaday habkii hore.
Waxa ay u warrantay weriyaha Axmed Xaaji Xasan