Guusha Somaliland Gaadhay Iyo Muraara Dilaaca Somaliya Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri!!!

0
484

Guusha Somaliland Gaadhay Iyo Muraara Dilaaca Somaliya Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri!!!

Sida runta ah murti somaliyeed waxay tidha hadii riyo dub leeyihiin dabadooda ayey ku qarin lahayeen waar waxaad aragteen umad wax aliyaaliyo waxay la joogto aanad garayn oo somaliland lagu saliday cajiib ma waxaad aragtay umad wax isku raacsan yihiin aanay jirin oo aan ka ahay inaan somaliland shaahayn waar adeerayaal somaliland dadkeedu waa kuwo tashaday oo odaygoodi siyaasigoodi haldoorkoodi maqlay dhib hadimana ka tashade tashada somaliland socote isha cowrida taqaan kala hadha oo haku karaamo seegina

waxaan ku soo meeraya bahalo higlo wax isma taran la yidhi af qadhmuuna somaliland kama daystaan dad iyo dal tashaday waxa waxba kaga qaadi maysaane ficil uun baanu ka sii qaadna adeer tiina hagaajista intaad mid aanu ku tacabnay ka hadlaysaan mida
kale markaanu dhex dayada aanu xisbi yo kala afkaar nahya waa horumarka aanu gaadhne inaanu kala dhaqaaqayno ha umalaynina .
Wabilaahi towfiiq
Khaddar bitijoor
+256791661106

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here