Ha ka fikirin maanta ee wakhtiga soo socda ka fikir By dr boqore farah

0
329

Ha ka fikirin maanta ee wakhtiga soo socda ka fikir By dr boqore farah

Somalilnd uma baahna cid maanta dib u celisa iyo cid kula noqota wakhti la so dhaafay o ah dawlad ku mashqulsan inay shacbiga hagar damyso iyo iany umada kala qoqobto o qabiil iyo hayb ku kala ku kaxysa e waxa lo bahnyahy cxukumd isu miisaman isu dheeli tiran o ka shaqysa danaha umada iyo shacbiga u codeyey e farta ku so saray maanta waxay somlilnd maraysa in la xarasho asasiyadki iyo wxayabihii nolosha kabaysha u ahaa haday laydh haday tahy warshadihi dawlda wajibka ku ahaa inay kiciso o dibu u habayn ku samyso kana shaqysiiso haday tahay dakadiii iyo haamaha shidalka e hada aad arkyso waxa ka jira iyo siday rabashka uga dhex aburtay qaranka taaso aad la yabyso wakhtiyada qaar Hadaba su ashu waxay tahay xukumadu maxay ummada donysa inay dawladnimo iyo qaran ugu taliso iyado malin kasta xarashysa hantiday gacnta ku haysay?

Milgaha haybada iyo shafarta dawladnimo waxay tahay markay gacnta ku hayso xukumadu waxyabaha asasiga ah sida biyaha laydhka shiidalka dekedaha warshadaha iwm Waxa lo bahanyahy in an maanta laga fekerin e laga fekero wakhtiga so socd mustaqbalka iyo aayahah dadka so dhalan dona e wadankan u hadhi dona madamo noloshu tahay is waydaar lkn hadi manta laga fekero sura gal noqon mayso in kuwa so socda iyo kuwa hada jooga dhiil wax loogu wada liso tasina waxay kenysa in aan laga dhaqain halka la taganyahy maanta abidkeed o lagu jiro mar xalda qalafsan somlilnd wa dhul qani ah dad qani ahina way ku noolyihiin lkn waxa dhibi ka haysta nidamka dawliga ah iyo sidi loga midho dhalin lahaaHimilada hiigsiga iyo hammiga shacbiga maankoda ka guxaya

Alle waxanu ka baryayna hadanu nahay shacbka xaqqa kecel e xumanta neceb xaranta iyo xumeheda ka dhiidhya in alle na siiyo xukumad ka midho dhalisa waxanu ku hamiyayno o nagu tagerta fikirka wangsan e anu qabno aamiin aaamiin
W/Q DR boqore farah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here