Hambalyo Aroos Barkhad-Ladiif Muxumed Cumar Iyo Suleekha Cabdiraxmaan Aw Cali

0
491

Hambalyo Aroos

Awoowo Cali Gaas Samatar, Cabdirakim Cali Gaas,Caruurtiisa iyo Xaaskiisa, Maxamed Cali Gaas,Caruurtiisa iyo xaaskiisa, Hooyo Sahra Cali Gaas, Hooyo Aamina Nuur Cilmi, Hooyo Hindda Cismaan Gaas, Xaliimo Cismaan Gaas iyo Caruurteedda iyo odaygeedda, Cabdiraxmaan Cismaan Gaas, Caruurtiisa iyo Xaaskiisa, Xaaji Nuur Maxamed iyo Caruurtiisa, Nimco Muxumed Cumar Caruurteeda iyo odaygeedda, Mawliid Muxumed caruurtiisa iyo Xaaskiisa, Isra Maxamed Guuleed. Axmed Muxumed Jicsin, Maxamuud Xuseen Jaamac (Jawhar), Fu’aad Xasan Nuur, Xasan Cali Aadan, Ismaaciil Aadan, Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed Sahal, Mawliid Muuse, Cabdixakiin Xaamud.

———————————————————————————————-

Guddoomiyaha wargeyska Saxafi Cabdifaraax Maxamuud Caydiid, Cabdifataax Dheeg, Mustafe Sheekh Cumar, Faysal Maxamed Xasan, Cabdirisaaq Caalim (Cabdoo), Xamse Cali Bulbul, Saleebaan Xaashi, Jawhar Xuseen Jaamac, Siciid Khadar, Saleebaan Kalshaale, Faysal Aadan Fiva, Khadar Macalin, Xasan Maal Dhidir, Axmed Cige, Cabdi weli Cali, , Maxamed Cismaan Dube, Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Cabdilaahi Xasan Maxamed (Budul), Maxamuud Jaamac, Axmed Maxamuud Jicsin, Maxamuud Cabdiraxmaan Xirsi, Cabdiwali Ismaaciil Cali, Cabdicasiis Bashiir Nuur, Khadar Macalin Deeq, Nagiib Cabdilaahi Colaad, Cabdirashiid Nuur Wacays, Madar Cabdi Axmed, Maxamed Xaamud Xirsi , Xirsi Cabdisalaan, Mustafe Aw Xamse (Awliyo, Cabdi Cumar Aadan (Beyle),Ilyas Cabdi,Cabdiqaadir Carab,Cadrisaaq (Cabdoo),Axmed Barre, dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan arooska iyo aroosadda:

Barkhad-Ladiif Muxumed Cumar

Iyo

Suleekha Cabdiraxmaan Aw Cali

Oo arooskoodda ka dhacay 25.2.2016 hoteel Safaari ee magaaladda Hargeysa, noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hella

Aamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin.