HAMBALYO AROOS: Boqorka Cabdirisaaq Yuusuf Daahir iyo Boqoradiisa Hodan Cabdikariin Yuusuf oo aqal galkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa

0
620

HAMBALYO AROOS: Boqorka Cabdirisaaq Yuusuf Daahir iyo Boqoradiisa Hodan Cabdikariin Yuusuf oo aqal galkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Yuusuf iyo Caruurtooda oo kala ah, Layla Yuusuf Daahir, Caruurteeda iyo Sayigeeda Cabdiqani Axmed Aw Jaamac, Naasir Yuusuf Daahir, iyo Xaaskiisa Hoodo Siciid Shukri iyo Curadooda Cawo-bilan Naasir Yuusuf, Keyse Yuusuf Daahir, Fadriya Yuusuf Daahir, Salaad Yuusuf Daahir, Jimcaale Yuusuf Daahir iyo Xaaskiisa Najax, Cabdixaafid Yuusuf Daahir, dhammaan qoyska Reer Yuusuf Daahir iyo Aabbo abdikariim yuusuf maxamuud iyo hooyo faadumo ibraahim dhakhtar, iyo caruurtooda oo kala ah suhayb,hoodo,asma,sudaysi,abdishakuur,xamda,nimco,ubax,yacquub, amiir iyo Hooyo hibo yuusuf cali iyo caruurteeda. Ayeeyo faadumo iyo dhamaan caruurteeda, Hooyo aamina yuusuf iyo caruurteeda, Eedo ubax yuusuf dhamaan caruurteeda, Adeero abdiqaadir yuusuf, Ayeeyo caasha ibraahim xasan, Dhamaan habaryarahay sucaad axlaam suhiur muna umallkhayr hoodo iyo haba farxiya Dhammaan Qoysaskaasi waxay Hambalyo Aroos u dirayaan Boqorka Cabdirisaaq Yuusuf Daahir iyo Boqoradiisa Hodan Cabdikariin Yuusuf oo aqal galkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa waxaanay ugu ducaynayaan ducadii Rasuul (SCW) ee ahayd Baarakalaahu Laka Wa Baaraka Calayk Wa Jamaca Baynakumaa Filkhyer Aw Bilkkhyer Oo noqda kuwii aqal galkoodu soo degdego ee ubadkhayrqaba kala hela.

14408010_920390001438024_652684595_o

14408054_920389664771391_1680059527_o

14455996_920389811438043_265392949_o