Hambalyo Meher Wacan: Boqorka Axmed Maxamed Ciise iyo Boqorada Amaal Sh Maxamed Aadan Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Hargeysa

0
1321

Hambalyo Meher Wacan: Boqorka Axmed Maxamed Ciise iyo Boqorada Amaal Sh Maxamed Aadan Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Hargeysa

Aabbo Maxamed Ciise, Aaabbo Sheekh Maxamed Aadan, Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, Siyaasi Cali Maxamed Warancade, siyaasi Cabdiraxmaan Cadami, Siyaasi Siciid Sulub, Amb Cawil Cali Ducaale, wasiir Khaliil Cabdilaahi Axmed, Gudoomiye Aadan Xaaji Cali Axmed, ex, wasiir ku xigeen Keyse Guray,ex, wasiir Abiib Filfil, Ex, Wasiir Casoowe, Ex, wasiir Shucayb Maxamed Muuse, Afhayeenka Madaxweynaha Maxamuud Warsame Jaamac, Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa, siyaasi Balayle, Dr. Axmed Xaashi Oday, ex, wasiir ku xigeen Axmed Xaashi Cabdi, Amb cabdirisaaq Mingiste,Agaasime Cabdilaahi Xassan Aadan , Xoghayihii Madaxweyne Silaanyo Cali Axmed Cali, Yaasiin Nuur Mooge, Maxamed Cali Baadiye, Xoghayaha Madaxweynaha Somaliland Mubaarik Ismaaciil Taani, Agaasimaha Saxaafadda Madaxtooyada Naasir Yuusuf Daahir, Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada Maxamed Ismaaciil Daahir, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo, Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar, Oday Axmed Jaamac, Xil. Maxamuud Nuur Sugaal, Gudoomiyaha Hay’adda Diwaanka Sekeda iyo Sama-falka qaranka, Amb. Cali Xuseen Ismaaciil )Cali Shoombe), La-taliye Khadar Cali Gaas, La-Taliye Maxamed Xato, Ismaaciil Guuxaaye, ganacsade Ibraahim Yey, Cabdikariin xuseen Warsame, Mustafe Sacad Dhimbiil, ganacsade Cali Asal, Eng Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan, Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-awal, suldaan Xasan, boqor raabi, Suldaan Ibraahim Suldaan Sulub Nuur, sheikh Aadan Siiro.

Dhammaan masuuliyiintaa kala duwan ee isugu jira Siyaasiyiin, Culimo, ganacsato, aqoonyahan iyo dhalinyaraba waxay hambalyo Meher wacan u dirayaan Boqorka Axmed Maxamed Ciise iyo Boqorada Amaal Sh Maxamed Aadan oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 20.02.2018 waxaanay leeyihiin noqda qoyskii lagu nastee lagu negaado ee ubad khayr oo waalidkood, diinta, dalka iyo dadkaba anfaca Alle ha idin kala siiyo waxaanay ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (S.C.W) ee ahayd “Baaraka ALLAHU laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa.