Hambalyo Meher Wacan Khadar Cabdi Cawaale Iyo Hamda Aadam Cismaan

0
1001

Hambalyo Meher Wacan Khadar Cabdi Cawaale Iyo Hamda Aadam Cismaan

Maamulaha Qaybta Barashada Maamulka Magaalooyinta ee Machadka
Shaqaalaha dawlada Cabdixakiim Cismaan Cali, Xoghayaha Fulinta Dawlada
Hoose Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi, Isu-Duwaha Gobolka Maroodi-Jeex
ee Wasaarada Beeraha Cabdiraxmaan Xasan Aweys, Agaasimaha Qorsheynta
ee Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland
Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, Xildhibaan Maxamed Amiin Cali, Sacdiya
Jaamac Faarax, Mowliid Mustafe Axmed, Ilyaas Cabdi Cali ,Yuusuf
Ahmed Daahir, Maxamed Saleebaan Aadam, Maxamed Ismaaciil Cabdi,
Mukhtaar Jaamac Maxamuud, Maxamuud Maxamed Cabdi,Maxamed Cabdirisaaq
X. Siciid, Xasan Yuusuf Maxamed, Cabdisalaan Ibraahim Axmed,
Cabdiwaasac Abiib C/laahi, Jaamac Xiis Maxamed, Hodan Xasan Faarax,
Ahmed Mohamed Buuni, Siciid Maxamuud Faarax, Omar Yuusuf Haybe,
Mukhtaar Maxamed Muuse.
Dhamaan Dadkaasi waxay Hambalyo Meher Wacan u dirayaan Iyo boqorada
Boqorka Khadar Cabdi Cawaale
Iyo
Boqorada Hamda Aadam Cismaan
Oo maanta oo Khamiisa bishuna tahay 17 bisha December 2015 Meherkoodu
ka dhacay Huteel Ampasador ee Magaalada Hargeysa. WAXAYNA LEEYIHIIN
ILAAHAY AQAL GALKIINA HA IDIN KU GAADHSIIYO BASH-BASH, BARWAAQO IYO
BADHEEDH NOQDANA KUWII ISKU WAARA EE UMADA KHAYR QABA KALA HELA.