Hambalyo Meher Wacan Sekeriye Osman Ahmed iyo Samiira Mohamed Adam

0
551

Hambalyo Meher Wacan Sekeriye Osman Ahmed iyo Samiira Mohamed Adam

Aabo Abdisalaan Tarabi Jama iyo Hooyo Xiis Hussein Mohamed, Caruurteeda iyo Marwo Farax Fiicane Tarabi iyo seygeeda Hussien Sheikh Ali Warsame, Iyo Muna Fiicane iyo Dhaaman qoysaskaasi oo kala jooga dalka dibadiisa iyo gudihiisuba waxay hambalyo Meher wacan Udirayaan Boqorka iyo boqorada lamaanaha geyaankood idilkii iska calmaday Sekeriye Osman Ahmed iyo Samiira Mohamed Adam oo 15-Bishan November 2015 meherkoodu ka dhacay Hotel deero ee Magaalada BURCO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here